MN Department of Commerce grant helps Hennepin County Attorney's Office launch effort to reduce risk of auto thefts

Friday,

Haga clic aquí para leer el comunicado de prensa en español

Guji halkan si aad u akhriso war saxaafadeedka oo ku qoran Af Soomaalia

Through a grant received from the Minnesota Department of Commerce, the Hennepin County Attorney’s Office has launched an effort to help reduce auto thefts.

The centerpiece of the campaign is a video produced by Minneapolis company, Picture Machine, Inc. which highlights steps car owners can take to prevent thefts from their vehicle and thefts of their vehicle. The video also was translated into Spanish, Somali and Hmong.

They can be found here:

In the coming weeks, our office will produce and publish a series of multilingual social media posts with preventative tips to help people avoid becoming victims of auto thefts. In addition, we will include measures in which can be taken to avoid catalytic converter thefts and carjackings. This content will be featured on our Facebook, Instagram and Twitter platforms.

Currently, auto theft and catalytic converter theft prevention tips can be found on our site. We will continue to update those landing pages with new information as it becomes available.

-----

A través de una subvención que ha recibido del Departamento de Comercio de Minnesota, la Fiscalía del Condado de Hennepin ha lanzado una iniciativa para ayudar a reducir el robo de automóviles.

El centro de la campaña es un vídeo producido por la compañía de Minneapolis, Picture Machine, Inc. que destaca los pasos que pueden tomar los propietarios de automóviles para evitar que se les robe el vehículo o algún contenido del interior del mismo.  El vídeo también ha sido traducido al español y somalí.

Se encuentran aquí:

En las próximas semanas, nuestra oficina producirá y realizará una serie de publicaciones multilingües en las redes sociales con consejos de prevención para ayudar a las personas a evitar convertirse en víctimas de robo automovilístico. Además, incluiremos medidas que se podrán tomar para evitar robos de catalizadores y asaltos a los conductores de vehículos. Este contenido figurará en nuestras plataformas de Facebook, Instagram y Twitter.

Actualmente podrán encontrar consejos para la prevención de robos automovilísticos (auto theft) y de catalizadores (catalytic converter theft) en nuestro sitio web. Seguiremos actualizando esas páginas de destino con nueva información conforme vaya estando disponible.

-----

Iyada oo la kaashanayo deeq laga helay Waaxda Ganacasiga ee Minnesota, Xafiiska Xeer Ilaalinta ee Degmada Hennepin waxa uu bilaabay dadaal lagu yareynayo xadidda gawaarida.  

Ololahan waxaa xudun u ah cajalad fiidyoow ah oo ay soo saartay shirkad deggan Minnespolis, Picture Machine, Inc.taasoo lagu soo bandhigay talaabooyinka ay qaadi karaan dadka leh gawaarida ay uga hortagaan baabuurta oo wax laga xado ama gaarigaba laga xado. Fiidyoowgan waxaa lagu tarjumay afafka Isbaanishka iyo Soomaaliga.

Halkan ayaad ka heli kartaa:

Todobaadyada soo socda, waxa uu xafiiskayagu soo saari doonaa oo baraha bulshada ku daabici doonaa ogeysiis ku qoran afaf kala duwan si ay dadka uga caawiyaan ka hortagga xatooyada gaadiidka.  Waxaa intaas dheer in aan soo raacin doono talooyin ku saabsan sida looga hortago xatooyada qalabka gaariga ku rakiban (catalytic converter) iyo afduubka gawaarida.  Talooyinkaas waxaa lagu soo bandhigi doonaa Facebook, Instagram iyo Twitter .

Xilligan, talooyinka ka hortagga xadidda gawaarida iyo xadidda tubada qiica ee gawaarida (catalytic converter) waxa aad ka heli kartaa bogaggan Waxaanu si joogtaan ugu soo bandhigeynaa macluumaad dheeraad ah bogaggaas marka ay na soo gaaraan.