Brooklyn Park man pleads guilty to intentional second-degree murder

Thursday,

Guji halkan si aad u akhriso war saxaafadeedka oo ku qoran Af Soomaalia

On Sept. 16, Troy Fowler pleaded guilty to intentional second-degree murder for shooting a man in a parking ramp in downtown Minneapolis, Hennepin County Attorney Mike Freeman announced Thursday.

In mid-July, Fowler, 31, of Brooklyn Park, was charged with two counts of second-degree murder.

As part of the plea agreement, Fowler pleaded to the top count of intentional second-degree murder and the second count of unintentional second-degree murder was dismissed.

Additionally, per the plea agreement and Minnesota sentencing guidelines, Fowler is expected to receive 306 months at sentencing, which is scheduled for Oct. 18th.

Related article.

-----

16Kii Siteembar Tony Fowler ayaa qirtay inuu dil bareer ah oo darajada labaad ah oo toogasho ah u geystay nin kale goob gaadiidka la dhigto oo ku taala faras magaalada Minneapolis, sidaas waxaa Khamiistii ku dhawaaqay Mike Freeman Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Degmada Hennepin. 

Bartimihii Luulyo, Fowler oo 31 jir ah ee Brookly Park ayaa lagu soo oogay laba dambi oo ah dil ah  darajada labaad ah. 

Iyada oo qeyb ka ah heshiiska qirashada, waxa uu qritay dambiga culus ee ah inuu geestay dil bareer ah oo ah darajada labaad iyada oo laga cafiyey inuu geystay dil aan bareer aheyn ee darajada labaad.

Waxaa intaa dheer, sida lagu heshiiyey oo ay dhigayaan sharciyada xukunka dambiyada ee Minnesota, waxaa la filayaa in Flower lagu xukumo 306 bilood oo xarig ah marka la xukumayo oo loo qabtay 18ka Oktoobar. 

Halkan ka akhri.