Leroy Davis-Miles charged with second-degree murder
11/12/2019
Halkaan taabo (riix) si aad u aqriso maqaalka oo ku qoran Af-Soomaali
A 23-year-old Minneapolis man, Leroy Davis-Miles, has been charged with second-degree murder following the physical assault of a 75-year-old man who died Tuesday as a result of injuries. Davis-Miles was originally charged with first-degree assault stemming from the attack on Nov. 6. He made his first appearance in court for that charge Tuesday.
His court appearance for the second-degree murder charge will happen within the next few days. Bail was set at $150,000.
According to the amended criminal complaint, Davis-Miles, along with his companions, boarded the same Metro Transit bus as the victim. During the ride, the bus surveillance video captured the victim asking the group to not be so loud. The young men became hostile towards the victim and threatened to beat him when he got off the bus.
When the older man got off the bus at the Chicago-Lake Transit Center, the group who threatened him also exited the bus. The complaint states that surveillance video and witnesses indicated that after walking parallel to the victim for a short distance, Davis-Miles walked up to him and punched him once. The victim fell backward and hit his head on the pavement, the complaint states.
Early Tuesday afternoon, the Hennepin County Medical Examiner’s Office informed police of the man’s death and the amended complaint was drafted by a prosecutor and filed with the court.
Leroy Davis-Miles Criminal Complaint (PDF)
Leroy Davis-Miles Lagu Eedeeyay Dil darajada Labaad Ah
23 jir reer Minneapolis ah, Leroy Davis-Miles, ayaa lagu soo eedeeyey inuu geystay dil darajada labaad
ah ka dib markii uu weerar gacan ka hadal ah u geystay 75 jir oo u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray
Talaadadii. Davis-Miles waxaa markii hore lagu qaaday dagaal darajada koowaad ah kaasoo ka dhashay
weerarkii 6da Nofeembar. Waxaa markii ugu horeysay la hor keenay maxkamaddaTalaadadii.
Dhageysiga maxkamadda ee dilka darajada labaad waxaa la qabanayaa todobaadka soo socda.
Damaanad lagu sii deynayo waxaa laga dhigay $150,000.
Sida lagu sheegay qoraalka dacwadda ee u dambeeyey, Davis-Miles, oo ay wehliyaan saaxiibadiis, ayaa
baska la soo raacay dhibanaha. Intii ay baska la socdeen, waxaa fiidyoowga baska laga arkayey
dhibanaha oo weydiisanaya in kooxdu buuqa joojiso. Kooxdu waxa ay colaad u qaadeen dhibanaha kuna
handadeen in ay garaacayaan marka uu baska ka dego.
Marka uu ninkii waayeelka ahaa kaga dagay baska goobta gaadiidka laga raaco ee Chicago-Lake, kooxda
oo horey u handaday way ka soo degeen baska. Qoraalka dacwadda waxaa lagu sheegay in fiidyowga
laga arkayey dad goob joog ahna caddeeyeen in markii ay garab socdeen dhibanaha muddo gaaban,
Davis-Miles u soo dhaqaaqay xagiisa oo mar kaliya feer ku dhuftay. Dhibanuhu dhabar dhabar ayuu u
dhacay oo madaxa ku dhufsaday geeska waddo lugeedka, ayaa qoraalka dacwadda lagu sheegay.
Galabnimadii Talaadada, Xafiiska Baaraha Meydka ee Degmada Hennepin ayaa ciidamada nabadgelyada
soo wargeliyey geerida ninkaas taas ayaana keentay in xeer ilaalintu ay qoraalka dacwada wax ka
bedesho.
Leroy Davis-Miles Dacwada Dembiga (PDF)