Man charged in fatal shooting in downtown Minneapolis parking ramp

Tuesday,

Guji halkan si aad u akhriso war saxaafadeedka oo ku qoran Af Soomaalia

A Brooklyn Park man has been charged in a fatal shooting in downtown Minneapolis at a parking ramp, the Hennepin County Attorney’s Office announced Tuesday.

Troy Fowler, 30, was charged with second-degree intentional murder for killing an adult man who was at the Union Bar at the same time just hours before the shooting occurred. Fowler is scheduled to make his first appearance July 21 at 1:30 p.m.

According to the criminal complaint, on July 17, around 3 a.m., Minneapolis police went to a parking ramp in downtown Minneapolis on Hennepin Avenue South and Sixth Street South after learning of a gunshot being fired.

When they arrived, police found a man with a single gunshot wound in his back on the ground. Fowler fled the scene upon firing the single shot, and a nearby officer immediately chased after him. Fowler was caught shortly after the shooting near the parking ramp, the complaint continues. The male victim was taken to Hennepin County Medical Center where he was pronounced dead.

Nearby businesses captured the shooting on camera, and footage showed Fowler and a companion at 3 a.m. walking near the parking ramp. Fowler is seen wearing a black cap, black shirt and blue jeans, and donning white shoes, the complaint says.

Fowler entered the ramp through the inbound lane while his companion followed him, pulling out a handgun in the process.

The victim’s shoe tip can be seen on camera, and he appeared to be looking at his phone when Fowler and the companion entered the ramp. Fowler pulled out his handgun from behind the victim, who, had his hands up as the companion was pointing a gun at him from the front, the complaint states.

A single shot is fired by Fowler, who immediately fled the scene, exiting from a ramp towards Sixth Street South.

After the incident, Fowler admitted to shooting the victim, claiming he bumped into Fowler at the Union Bar earlier that day. The victim’s brother however, told investigators that Fowler and his entourage were “muggin’” he and his brother at the bar, and they had no contact with them that night, the complaint continues.

View the criminal complaint against Fowler (PDF).

 ------

Nin degan Brookly Park ah ayaa lagu soo eedeeyey dil toogasho ah oo bareer ah oo ka dhacay goob gawaarida la dhigto, sidaas waxaa ku dhawaaqay Xafiiska Xeer Ilaalinta ee Degmada Hennepin maalintii talaadada.

Troy Fowler, 30 jir ah, ayaa lagu soo oogay dil bareer ah oo darajada labaad ah ka dib markii uu dil bareer ah u geystay nin kale oo joogay Union Bar isla xiligaas wax yar ka hor intii aanay toogashadu dhicin. Waxaa Fowler maxkamadda la hor geynayaa 1:30 duhurnimo ee 21ka Luulyo.

Sida lagu soo bandhigay qoraalka dacwadda, 17kii Luulyo qiyaastii 3:00 aroornimo, ciidanka booliska Minneapolis waxa ay tageen goobta gaadiidka la dhigto ee faras magaalaha Minneapolis ee isgoyska Wadada Hennepin Koonfur iyo Wadada Lixaad Koonfur ka dib markii ay ogaadeen in rasaas la riday.

Sida ku cod qoraalka dacwadda, markii ay halkaas soo gaareen, waxa ay boliisku arkeen nin ay xabad kaliya dhabarka kaga dhacday oo dhulka yaala. Fowler waxa uu ka baxsaday goobta ka dib markii uu riday xabad rasaas ah, sarkaal goobta ka dhawaa ayaa baacsaday. Wax ka yar ka dib Fowler gacanta ayaa lagu dhigay. Ninka dhibanaha ah waxaa la geeyey Xarunta Caafimaadka ee Hannepin halkaas oo uu geeriyooday.

Kaamarado ku yiil goobaha ganacsiga ee ku dhow halka toogashadu ka dhacday ayaa laga arkay Fowler iyo qofka la socday oo lugeynaya meel ku dhow goobta la dhigto gawaarida 3:00dii aroornimo. Fowler waxa uu xirnaa koofiyad iyo shaar madow iyo surwaal jiinis ah iyo kabo cadcad sida lagu sheegay qoraalka dacwadda.

Fowler waxa uu goobta gaadiidka la dhigto ka soo galay albaabka laga soo galo iyada oo qofkii la socdayna uu daba joogo, waxaana uu soo saaray bastoolad.

Wax yar oo ka mid ah kabaha dhibanaha ayaa laga arki kayey kaamarada, waxaana uu u ekaa qof telefoonka fiirinaya markii Fowler iyo qofkii la socday ay soo galeen goobta gawaarida la dhigto. Sida lagu sheegay qoraalka dacwadda Fowler ayaa bastooladda dhinaca dambe kaga qabtay dhibanaha, kaasoo gacmaha ay kor ugu taagneeyeen iyada oo ninkii la socday Fowler uu xagga hore isna bastoola kaga qabtay dhibanaha.

Fowler ayaa riday xabad rasaas ah, oo markiiba ka cararay goobta, kana baxay dhinaca wadada ee halka gaawaarida la dhigto.

Shilka ka dib, Fowler wuu qirtay inuu toogtay dhibanaha isaga oo sheegay in dhibanaha uu isaga ku dhacay xilli hore oo isla habeenimada ah markii ay isku arkeen Union Bar. Hase yeeshee sida lagu sheegay qoraalka dacwadda dhibanaha walaalkiis ayaa u sheegay baarayaasha in walaalkiis iyo Fowler ay horey “isu af dhaafeen”, laakiin aanu wax xiriir ah dhex marin habeenkaas.