Owatonna man charged with second-degree murder in fatal shooting outside mall
3/18/2021
Guji halkan si aad u akhriso war saxaafadeedka oo ku qoran Af Soomaalia.
After turning himself into police, 27-year-old Mubarak Musse was charged for shooting and killing another man outside of a shopping mall in Minneapolis, the Hennepin County Attorney’s Office announced Thursday.
Musse, of Owatonna, has been charged with second-degree murder in the fatal shooting. He is scheduled to make his first court appearance today at 1:30 p.m.
According to the criminal complaint, on March 15 at 3:17 p.m., police responded to the Village Market building, a small shopping mall in Minneapolis, on a report of a shooting. Upon arrival, officers found the victim deceased, lying on the ground with 15 discharged cartridge casings near him.
Officers obtained surveillance footage from the mall, which showed Musse and the victim get into an argument inside the building, and then went outside where a brief physical fight took place. During the altercation outside, Musse drew a handgun on the victim, shooting him several times even after the victim fell to the ground, the complaint continues.
Later that day, at 4:56 p.m., Musse contacted police and turned himself in. After placing him under arrest, officers recovered a black Glock 9mm semi-automatic handgun that Musse used in the shooting, the complaint states.
Musse affirmed he was the shooter in an interview with police, identifying himself in a photo taken from surveillance. He is currently being held at the Hennepin County Jail.
View the criminal complaint against Musse (PDF).
Nin Reer Owatonna ayaa lagu soo oogay dil darajada labaad ah ka dib toogasho ka dhacdy afaafka hore ee meel dukaamo ah.
Ka dib markii uu isu dhiibay booliska, Mubarak Musse oo 27 jir ah ayaa lagu soo oogay toogashada iyo dilka nin kale dibadda hore ee goob ganacsi oo ku taal Minneapolis, sidaa waxaa ku dhawaaqay Xafiiska Xeer Ilaalinta ee Degmada Hennepin maalintii khamiistii.
Musse, oo reer Owatonna ah, waxaa lagu soo eedeeyey dil toogasho oo uu geystay oo darajada labaad ah. Waxaa maxkamadda la hor geynayaa maanta 1:30 duhurnimo.
Sida lagu sheegay qoraalka dacwadda , 15kii Maarso 3:17 galabnimo ayaa boolisku u gursmadeen dhismaha Village Market, goob ganacsi oo ku taala Minneapolis, taasoo la soo sheegay toogasho ka dhacday. Markii ay halkaas soo gaareen, saraakiishu waxa ay ogaadeen in dhibanuhu geeriyooday iyada oo dhulka laga helay qolofka rasaasta 15 xabadood.
Saraakiishu waxa ay gacanta ku dhigeen muuqaalada kaamaro ku rakiban goobta ganacsiga, taasoo la arkayey Musse iyo dhibanaha oo muran dhex maray gudaha goobta ganacsiga, ka dibna u soo wada baxay oo dagaalgacan qaad ah uu dhex maray. Intii uu dagaalka dhex marayey dibadda dukaanka, ayuu Musse bastoolad ula soo baxay dhibanaha, ka dibna toogtay dhawr jeer xitaa markii uu dhibanaha dhulka ku dhacay, sida ayaa lagu sheegay qoraalka dacwadda.
Xilli dambe oo isla maaminimada ay ah, 4:56 galabnimo ayuu Musse la soo xiriiray booliska oo isu oo dhiibay. Ka dib markii xabsiga loo taxaabay, askartu waxa ay gacanta ku dhigeen bastoolad nooca 9mm oo Muuse u isticmaalay toogashada, sidaas ayaa lagu sheegay qoraalka dacwadda.
Ka dib markii ay boolisku wareysteen, Musse waxa uu tilmaamay inuu yahay qofka ka muuqda sawir laga qaaday muuqaalka fiidyowga ee goobta ganacsiga oo geystay toogashada. Iminka waxaa lagu hayaa Xabsiga Degmada Hennepin.